Mid ka mid ah askarta booliska Kenya ayaa ku dhintay, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay xerada Dhagaxley ee deegaanka Dhadhaab.
Miinada ayaa ku qaraxday gaari ay wateen ciidamada booliska oo xilligaas...
Annaga oo ah odayaasha hoos ku qoran waxaan aragnay maqaalo ku qoran website-ka Gedoweb, oo dhaliilayo rag ka tirsan qurbajoota Beesha Mareexaan Sade oo la sheegay in ay ka qaybgalayaan shirarka Muqdisho...
Nairobi (Gedo Media)-Shabakada Gedo Media ayaa waxaa soo gaaray qoraal isfasirayoĀ oo ay soo dirtay Beesha HawrarsameĀ ee MareexaanĀ Sade wuxuuma u qornaa Sidaan:
Ku: Dhamaan Odoyaasha iyo waxgaradkaĀ ...